Woordenboek
aandacht | digtooni / foojignaan |
aangenaam kennis te maken | waa ku faraxsanahay in aan ku bartey |
acceptatie | ogolaansho |
acteur | atoore / jilaa |
advocaat | abukate |
afscheid nemen | macsalaamo |
afspraakje | balan |
agressie | dagaal gardaro ah bilaawid |
alstublieft | fadlan |
ambtenaar | u adeegaha shacabka |
arbeider | shaqaale |
architect | qofka sawira naqshadaha dhismayaasha |
arts | dhaqtar |
baby, zuigeling | cunug yar |
bakker | foorniiste / qofka wax duba, waliba rootiga |
bedankt | waad mahadsantahay |
begrafenis | tacsi |
begrafenis | tacsi |
begroetingen | salaan |
bejaarde | waayeel |
bejaardentehuis | guriga dadka wayeeylka ah lagu hayo |
bel me! | fadlan i soo wac! |
beroepen | xirfado |
bevalling | dhalasha cunuga |
bewaker | waardiye |
bewustzijn | dareensanaan / ogaan / miyir qaba |
boekhouder | xisaabiye |
boer | beeraley/ beerfale. |
brandweerman | dab damiye |
broer | walaalkey |
bruid | gabadha la guursanayo |
bruidegom | wiilka guursanyo |
buur | daris |
buurman | ninka dariskaga ah |
buurvrouw | naagta dariskaga ah |
carrière, loopbaan | barashada xirfada |
chauffeur | shufeer |
cliënt | macamiil / kalayent |
collega | jaalle/saaxiib |
concentratie | xoog-saaris |
conceptie | uur qadid |
crematie | qofka dhintey oo la gubayo |
crematie | maydaka oo la gubo |
dag | Nabad galyo |
denken | ka fikir |
depressie | niyad jab / murugo |
dierenarts | dhaqtarka xaywaanka |
directeur | maamulka maamulaha |
dochter | gabadheyda |
dood (bijvoeglijk naamwoord) | dhintey |
dood (zelfstandig naamwoord) | dhimasho |
droom | riyo |
een gesprek voeren | wada hadal yar |
empathie | shucuur wadaagis |
ervaring | qibrad |
euthanasie | naf ka qaadida xanuunka yar |
extravert | qof an waxbo u qorsooneyn |
familie | qoys / reer |
gast | marti |
geboorte | dhalasho |
geboren worden | la dhasho |
gedachte | fikrad |
gedenk te sterven | xasuusnow in aad dhimaneysid. |
gedrag | la dhaqan |
geheugen | xusuus |
getrouwd | la qabo |
gevoel | dareen |
geweten | damiir |
gezin | qoys / reer |
goede reis | safar wanaagsan |
goedemorgen | subax wanaagsan |
goedenacht | habeen wanaagsan |
goedenavond | habeen/ fiid wanaagsan |
goedendag | maalin wanagsan |
graag gedaan | adaa mudan |
grootmoeder | ayeeyo |
grootouders | awoowe ama ayeeyo |
grootvader | awoowe |
hallo | hallow |
herkenning | aqoonsasho |
hersenen | maskax |
het gaat niet zo goed | xaqiiqdii saas uma fiicna |
Het gaat wel | Ma xuma |
Het was leuk je gekend te hebben. | In aan ku barto wax fiican ayey aheed. |
Hoe gaat het? | See tahay? |
Hoe heet je? | Magacaa? |
Hoe oud ben je? | Meeqa ayaad jirta? |
hoi | hi |
horen | maqal |
houden van | jaceel |
houding | siyaabaha qof u dhaqmo ama wax u arko |
Huwelijk | Guur |
huwelijksreis | maalmaha arooska la yahay |
hypnose | madiido. qof madiido lagu sameyey |
hysterie | kac-sanaanta |
identificatie | aqoonsi |
Ik ben .... jaar oud | Waxaan jiraa….. sano. |
Ik ben Belg | Waxaan ka imid Belgium |
Ik ben Nederlander | Waxaan ka imid Holand |
Ik ben toch zo verliefd op jou! | Aniga aad ayaan adiga kuu jeclahay! |
Ik heb het erg naar mijn zin gehad vanavond. | Waxuu ahaa habeen aad u fiican |
Ik heet... | Magacayga waa … |
Ik hoop dat we elkaar ooit weer zien. | Waxaan rajeynaya in aan malin kale is aragno |
Ik houd van jou! | Waan ku jeclahay! |
Ik ook van jou! | Aniga xataa waan ku jeclahay! |
Ik wens je het beste voor je verdere leven. | Waxaan ku rajeynayaa nolol fiican inta nolosha kaga dhiman. |
Ik zal je mijn adres geven. | Waxaan ku siina adareeskeyga |
Ik zal je schrijven. | Waxaan kuu soo qorayaa warqad. |
imitatie | iska-yeel-yeel |
ingenieur | injineer |
introvert | qofka afka-gaaban |
ja | haa |
Ja, dat lijkt me leuk. | Haa waan jeclaan lahaa. |
Ja, ga je gang | Haa. Isii mac |
Ja, ik wil | Haa. Waan sameynayaa |
jager | ugaarsade |
Jij bent de liefde van mijn leven! | Waxaa tahay jaceelka nolosheyda! |
jongere | qof ku jira sanooyinka qaan-gaarka |
journalist | joornaliiste |
kalverliefde | jaceelka xaywaanka yar loo qabo |
kameraad, makker, maat | saaxiib |
kapper | timo hagaajiye |
kennis | barasho ama isbarasho |
kerkhof, begraafplaats | qabuuraha |
kind | cunug/ilmo |
kind | cunug |
kind | cunug |
Kinderen | Caruur / Ilmo |
kleindochter | gabdhan awoowe/ayeeyo u ahay |
kleinkind | cunuga awoowe ama ayeeyo loo yahay |
kleinzoon | wiilkan awoowe/ayeeyo u ahay |
kleuter | intuusan da’da iskuulka gaarin |
kok | kariye |
kunstenaar | farshaxaniste |
Laten we eten en drinken, want morgen zijn we dood | Aan u cunteeno ama aan u cabno sidii anagoo beri dhimaneyna! |
leraar | macalin |
leven (werkwoord) | nolaado |
leven (zelfstandig naamwoord) | nolosha |
Liefde | Jaceel |
liefdesbrief | warqad jaceel ah |
loodgieter | tuubiiste |
luisteren | dhageyso |
Mag ik je kussen? | Mac ma ku siin karaa? |
Mag ik je telefoonnummer? | Taleefoonkaga ma i siin kartaa? |
Mag ik jouw adres hebben? | Adreeskaga ma I siin karta? |
makelaar | dulaal |
man | ninkeyga |
manager | maamule |
Met jou wil ik samen oud worden! | Waxaan rabaa in aan adiga kula duqoowo! |
middelbare leeftijd | nolosha dhaxda ah |
militair | askari |
misschien | laga yabaa |
moeder | hooyo |
motivatie | kicin ama sabab u noqosho |
muzikant | muusikiiste |
natuurlijke dood | dhimasho dabiici ah |
nee | maya |
neef (zoon van je broer of zus) |
wiilka walaashay / walaalkey dhalay |
neef (zoon van je oom of tante) |
ina adeer / abti |
nicht (dochter van je broer of zus) |
gabdha walaalshay / walaalkey dhalay |
nicht (dochter van je oom of tante) |
ina adeertey / abtidey |
notaris | nootaaye |
Nu nog niet, misschien later. | Maya. Wali. Hadhoow waa laga yabaa |
onderbewustzijn | garaadka dahsoonee qofka |
ondernemer | waa qof maamule ah oo shirkadiisa waxii dhib iyo dheef ka imaada masuul ka ah |
ontbinding | qurmis |
ontkenning | diidis / inkiraad |
oom | adeer / abti |
opvoeden | la kobcinayo / la korinayo |
opvoeding | kobcin / korin |
overgang | dumarka marka ay cadad/xaydka uu ka tagaayo |
pensioen | howl –gab |
persoonlijkheid | shaqsiyada |
peuter | ilmaha yar ilaa iyo afar jir |
piloot | duuliye |
pluk de dag | Cabirka maalinta |
politicus | siyaasi |
politieagent | nin boolis ah |
postbode | boostale |
praten | la hadal |
professor | barfasoor / macalin jaamacad |
psychiater | dhaqtaka cilmi nafsiga |
psychologie | cilmu nafsi |
psycholoog | dhaqtarka cilmi nafsiga |
psycholoog | dhaqtarka cilmi nafsiga |
puber | qaan-gaar |
puberteit | da’da qaangaarka |
rechter | qaali / garsoore |
redacteur | hagaajiye / ku dare |
reisgenoot | qofka kula safraayo |
rouw | qofka geerida gashey oo murugoonaya |
rouwen | u murugoonaya |
schilder | rinjiile |
schoonmaker | nadiifiye |
schoonmoeder | sodoh |
schoonvader | sodog |
schoonzus | dumaashida |
schrijver | qora |
slager | kawaanle |
smid | qofka biraha sanceeya. |
spreken | la hadal |
stamboom | jaan-tus ama tusmo muujineysa faraca-reer / qoys |
sterven | dhimo |
sterven | dhimanaayaa |
stewardess | hoostees |
stiefbroer | wiilka aayo ama adeerka hoouo qabo dhalay |
stiefmoeder | aayo |
stiefvader | adeer hooyo qabo |
stiefzus | gabdha aayo ama adeer hooyo qabo dhalay |
stress | cadaadin / culeys. walaac iyo walwal |
student | arday |
tandarts | dhaqtarka ilkaha |
tante | eedo / habaryar |
therapie | daaweyn ( waliba mid dabiici ah) |
tiener | ilmaha dadooda u dhaxeysa 13 – 19 jir. |
tolk | qofka hadalka ku turjumo |
tongzoen | dhunkashada sida faransiiska |
tot de dood ons scheidt | Ilaa iyo dhimasho ay na kala kaxeeyso |
tot morgen | Beri ayaan is arki doona |
tot straks | Hadoow aan is arkeena |
tot volgend jaar | Sana dabe ayaan is arkeena |
tot volgende maand | Bisha danbe ayaan is arkeena |
tot volgende week | Isbuuca danbe ayaan is arki doona |
tot ziens | Nabad galyo |
trauma | jaah-wareer / masiibo |
trouwdag | aroos / guur |
trouwen | la guursado |
trouwring | faraantiga arooska |
tweeling | mataano |
vaarwel | Macsalaamo |
vader | aabo |
Valentijnsdag | maalinta jaceelka |
verkoper | gade / iibiye |
verliefd zijn | jaceel hayo |
verloofd | meher |
verloving | la mehriyey |
verpleegkundige | kalkaaliye /kalkaaliso |
verstand | sabab |
vertaler | qofka qoraalka ku turjumo |
vertellen | u sheeg |
visser | malaayle |
vriend | wiilka saaxiibka ah (la socoshada guurka ka hor) |
vriend (liefde) | wiilka saaxiibka ah (la socoshada guurka ka hor) |
vriend (vriendschappelijk) | saaxiibka |
Vrienden en bekenden | Saaxiibo |
vriendin | gabadha saaxiibada ah (la socoshada guurka ka hor) |
vriendin (liefde) | gabadha saaxiibada ah (la socoshada guurka ka hor) |
vriendin (vriendschappelijk) | saaxiibta |
vriendschap | saaxiibtanimo |
vrouw | xaaska |
Waar kom je vandaan? | Inteed ka timid? |
Want uit stof ben je gemaakt en tot stof zul je wederkeren | Waxaa lagaa sameyey dhooqada dhulka, waadna u noqon doonta dhulka |
weduwe | qofka dumarka ah ee ninkeeda ka dhintey |
weduwnaar | ninka xaaskiisa ay ka dhimatey |
wees | ilmaha waalidkooda. dhintey |
Welkom | Soo dhawoow |
werken | shaqo |
wetenschapper | qof ku taqasuusay saynis |
Wil je met me trouwen? | Ma i guursaneysaa? |
Wil je met me uitgaan? | Balan ma wada sameysan karna oo ma i raaci kartaa? |
Woorden schieten tekort om uit te drukken hoeveel ik van je houd! | Sideen kuu jeclahay, waxaan ku sheego ma garanayo! |
zeggen | ku dheh |
zelfmoord | is dilid |
zoen, kus | mac / dhunkasho |
zoenen, kussen | ma la siiyo / la dhunkado |
zoon | wiilkeyga. |
zus | walaashey |
zwager | dumaashiga |
zwanger | uur ayay leedahay |
zwangerschap | uur |