Geschiedenis
Sheeko gaban
Fuleynimo waxba kuma tarto
cabsi waa caqli gal fuleynimose maya
waxan jirey wiil dhalin yaro ah oo digan jirey dugsiga sare .......????????//////////////
wiilkaas waxa uu aha nin aad u aamusnaan badan gaasatan aan la hadlin gabdhaha
ku galaaska ah laakin gabdhuhu ay umaleynayeen inuu yahey wiil aad usala weyn sidaa awgeed gabadha oo dhan iskuma dayi jirin iney la hadlaan sanadkii ugu danbeyey ayaa waxa la arkey gabdhaha gabdhii ugu gaabneyd guruubka iguna afgaabneyd ayaa intey geesinimo is galisey ayay la hadashey oo la hadashey inteey markii danbo gaarisiyey inuu noqdo qofka ugu warka badan kooxda markii la weydiiyey sida ee ku dhacdey ayuu ku jawaab markii aan marar badan maya ku iri oo ay hadana il hadashey oo aan maya ku iri markii danbo waxan ogolaadey inaan la hadlo oo aad la hadlo ilaa aan gaarey inaan anigu raadiyo waa gabar aad ugaaban laakin geeiyad ah oo ka geesisan gabdha dhaadheer oo aad uqurxoon