Over ons

Written by Super User on . Posted in Kleine nieuws

Somali linguistic varieties are divided into three main groups: Northern, Benadir and Maay. Northern Somali (or Northern-Central Somali) forms the basis for Standard Somali,[18] particularly the Mudug dialect of the northernDarod. It is today spoken in an area stretching from northern Somalia to parts of the eastern and southwestern sections of the country.[19] This widespread modern distribution is a result of a long series of southward population movements over the past ten centuries from the Gulf of Aden littoral.[20] Northern Somali has frequently been used by famous Somali poets as well as the political elite, and thus has the most prestige out of the Somali dialects.[21]

Woordenboek

Written by Super User on . Posted in Kleine nieuws

aandacht digtooni / foojignaan
aangenaam kennis te maken waa ku faraxsanahay in aan ku bartey
acceptatie ogolaansho
acteur atoore / jilaa
advocaat abukate
afscheid nemen macsalaamo
afspraakje balan
agressie dagaal gardaro ah bilaawid
alstublieft fadlan
ambtenaar u adeegaha shacabka
arbeider shaqaale
architect qofka sawira naqshadaha dhismayaasha
arts dhaqtar
baby, zuigeling cunug yar
bakker foorniiste / qofka wax duba, waliba rootiga
bedankt waad mahadsantahay
begrafenis tacsi
begrafenis tacsi
begroetingen salaan
bejaarde waayeel
bejaardentehuis guriga dadka wayeeylka ah lagu hayo
bel me! fadlan i soo wac!
beroepen xirfado
bevalling dhalasha cunuga
bewaker waardiye
bewustzijn dareensanaan /  ogaan / miyir qaba
boekhouder xisaabiye
boer beeraley/ beerfale.
brandweerman dab damiye
broer walaalkey
bruid gabadha la guursanayo
bruidegom wiilka guursanyo
buur daris
buurman ninka dariskaga ah
buurvrouw naagta dariskaga ah
carrière, loopbaan barashada xirfada
chauffeur shufeer
cliënt macamiil / kalayent
collega jaalle/saaxiib
concentratie xoog-saaris
conceptie uur qadid
crematie qofka dhintey oo la gubayo
crematie maydaka oo la gubo
dag Nabad galyo
denken ka fikir
depressie niyad jab / murugo
dierenarts dhaqtarka xaywaanka
directeur maamulka maamulaha
dochter gabadheyda
dood (bijvoeglijk naamwoord) dhintey
dood (zelfstandig naamwoord) dhimasho
droom riyo
een gesprek voeren wada hadal yar
empathie shucuur wadaagis
ervaring qibrad
euthanasie naf ka qaadida xanuunka yar
extravert qof an waxbo u qorsooneyn
familie qoys / reer
gast marti
geboorte dhalasho
geboren worden la dhasho
gedachte fikrad
gedenk te sterven xasuusnow in aad dhimaneysid.
gedrag la dhaqan
geheugen xusuus
getrouwd la qabo
gevoel dareen
geweten damiir
gezin qoys / reer
goede reis safar wanaagsan
goedemorgen subax wanaagsan
goedenacht habeen wanaagsan
goedenavond habeen/ fiid wanaagsan
goedendag maalin wanagsan
graag gedaan adaa mudan
grootmoeder ayeeyo
grootouders awoowe ama ayeeyo
grootvader awoowe
hallo hallow
herkenning aqoonsasho
hersenen maskax
het gaat niet zo goed xaqiiqdii saas uma fiicna
Het gaat wel Ma xuma
Het was leuk je gekend te hebben. In aan ku barto wax fiican ayey aheed.
Hoe gaat het? See tahay?
Hoe heet je? Magacaa?
Hoe oud ben je? Meeqa ayaad jirta?
hoi hi
horen maqal
houden van jaceel
houding siyaabaha qof u dhaqmo ama wax u arko
Huwelijk Guur
huwelijksreis maalmaha arooska la yahay
hypnose madiido. qof madiido lagu sameyey
hysterie kac-sanaanta
identificatie aqoonsi
Ik ben .... jaar oud Waxaan jiraa….. sano.
Ik ben Belg Waxaan ka imid Belgium
Ik ben Nederlander Waxaan ka imid Holand
Ik ben toch zo verliefd op jou! Aniga aad ayaan adiga kuu jeclahay!
Ik heb het erg naar mijn zin gehad vanavond. Waxuu ahaa habeen aad u fiican
Ik heet... Magacayga waa …
Ik hoop dat we elkaar ooit weer zien. Waxaan rajeynaya in aan malin kale is aragno
Ik houd van jou! Waan ku jeclahay!
Ik ook van jou! Aniga xataa waan ku jeclahay!
Ik wens je het beste voor je verdere leven. Waxaan ku rajeynayaa nolol fiican inta nolosha kaga dhiman.
Ik zal je mijn adres geven. Waxaan ku siina adareeskeyga
Ik zal je schrijven. Waxaan kuu soo qorayaa warqad.
imitatie iska-yeel-yeel
ingenieur injineer
introvert qofka afka-gaaban
ja haa
Ja, dat lijkt me leuk. Haa waan jeclaan lahaa.
Ja, ga je gang Haa. Isii mac
Ja, ik wil Haa. Waan sameynayaa
jager ugaarsade
Jij bent de liefde van mijn leven! Waxaa tahay jaceelka nolosheyda!
jongere qof ku jira sanooyinka qaan-gaarka
journalist joornaliiste
kalverliefde jaceelka xaywaanka yar loo qabo
kameraad, makker, maat saaxiib
kapper timo hagaajiye
kennis barasho ama isbarasho
kerkhof, begraafplaats qabuuraha
kind cunug/ilmo
kind cunug
kind cunug
Kinderen Caruur / Ilmo
kleindochter gabdhan awoowe/ayeeyo u ahay
kleinkind cunuga awoowe ama ayeeyo loo yahay
kleinzoon wiilkan awoowe/ayeeyo u ahay
kleuter intuusan da’da iskuulka gaarin
kok kariye
kunstenaar farshaxaniste
Laten we eten en drinken, want morgen zijn we dood Aan u cunteeno ama aan u cabno sidii anagoo beri dhimaneyna!
leraar macalin
leven (werkwoord) nolaado
leven (zelfstandig naamwoord) nolosha
Liefde Jaceel
liefdesbrief warqad jaceel ah
loodgieter tuubiiste
luisteren dhageyso
Mag ik je kussen? Mac ma ku siin karaa?
Mag ik je telefoonnummer? Taleefoonkaga ma i siin kartaa?
Mag ik jouw adres hebben? Adreeskaga ma I siin karta?
makelaar dulaal
man ninkeyga
manager maamule
Met jou wil ik samen oud worden! Waxaan rabaa in aan adiga kula duqoowo!
middelbare leeftijd nolosha dhaxda ah
militair askari
misschien laga yabaa
moeder hooyo
motivatie kicin ama sabab u noqosho
muzikant muusikiiste
natuurlijke dood dhimasho dabiici ah
nee maya
neef
(zoon van je broer of zus)
wiilka walaashay / walaalkey dhalay
neef
(zoon van je oom of tante)
ina adeer / abti
nicht
(dochter van je broer of zus)
gabdha walaalshay / walaalkey dhalay
nicht
(dochter van je oom of tante)
ina adeertey / abtidey
notaris nootaaye
Nu nog niet, misschien later. Maya. Wali. Hadhoow  waa laga yabaa
onderbewustzijn garaadka dahsoonee qofka
ondernemer waa qof maamule ah oo shirkadiisa waxii dhib iyo dheef ka imaada masuul ka ah
ontbinding qurmis
ontkenning diidis / inkiraad
oom adeer / abti
opvoeden la kobcinayo / la korinayo
opvoeding kobcin /  korin
overgang dumarka marka ay cadad/xaydka uu ka tagaayo
pensioen howl –gab
persoonlijkheid shaqsiyada
peuter ilmaha yar ilaa iyo afar jir
piloot duuliye
pluk de dag Cabirka maalinta
politicus siyaasi
politieagent nin boolis ah
postbode boostale
praten la hadal
professor barfasoor / macalin jaamacad
psychiater dhaqtaka cilmi nafsiga
psychologie cilmu nafsi
psycholoog dhaqtarka cilmi nafsiga
psycholoog dhaqtarka cilmi nafsiga
puber qaan-gaar
puberteit da’da qaangaarka
rechter qaali / garsoore
redacteur hagaajiye / ku dare
reisgenoot qofka kula safraayo
rouw qofka geerida gashey oo murugoonaya
rouwen u murugoonaya
schilder rinjiile
schoonmaker nadiifiye
schoonmoeder sodoh
schoonvader sodog
schoonzus dumaashida
schrijver qora
slager kawaanle
smid qofka biraha sanceeya.
spreken la hadal
stamboom jaan-tus ama  tusmo muujineysa faraca-reer / qoys
sterven dhimo
sterven dhimanaayaa
stewardess hoostees
stiefbroer wiilka aayo ama adeerka hoouo qabo dhalay
stiefmoeder aayo
stiefvader adeer hooyo qabo
stiefzus gabdha aayo ama adeer hooyo qabo dhalay
stress cadaadin / culeys. walaac iyo walwal
student arday
tandarts dhaqtarka ilkaha
tante eedo / habaryar
therapie daaweyn ( waliba mid dabiici ah)
tiener ilmaha dadooda u dhaxeysa 13 – 19 jir.
tolk qofka hadalka ku turjumo
tongzoen dhunkashada sida faransiiska
tot de dood ons scheidt Ilaa iyo dhimasho ay na kala kaxeeyso
tot morgen Beri ayaan is arki doona
tot straks Hadoow aan is arkeena
tot volgend jaar Sana dabe ayaan is arkeena
tot volgende maand Bisha danbe ayaan is arkeena
tot volgende week Isbuuca danbe ayaan is arki doona
tot ziens Nabad galyo
trauma jaah-wareer / masiibo
trouwdag aroos / guur
trouwen la guursado
trouwring faraantiga arooska
tweeling mataano
vaarwel Macsalaamo
vader aabo
Valentijnsdag maalinta jaceelka
verkoper gade / iibiye
verliefd zijn jaceel hayo
verloofd meher
verloving la mehriyey
verpleegkundige kalkaaliye /kalkaaliso
verstand sabab
vertaler qofka qoraalka ku turjumo
vertellen u sheeg
visser malaayle
vriend wiilka saaxiibka ah (la socoshada guurka ka hor)
vriend (liefde) wiilka saaxiibka ah (la socoshada guurka ka hor)
vriend (vriendschappelijk) saaxiibka
Vrienden en bekenden Saaxiibo
vriendin gabadha saaxiibada ah (la socoshada guurka ka hor)
vriendin (liefde) gabadha saaxiibada ah (la socoshada guurka ka hor)
vriendin (vriendschappelijk) saaxiibta
vriendschap saaxiibtanimo
vrouw xaaska
Waar kom je vandaan? Inteed ka timid?
Want uit stof ben je gemaakt en tot stof zul je wederkeren Waxaa lagaa sameyey dhooqada dhulka, waadna u noqon doonta dhulka
weduwe  qofka dumarka ah ee ninkeeda ka dhintey
weduwnaar ninka xaaskiisa ay ka dhimatey
wees ilmaha waalidkooda. dhintey
Welkom Soo dhawoow
werken shaqo
wetenschapper qof ku taqasuusay saynis
Wil je met me trouwen? Ma i guursaneysaa?
Wil je met me uitgaan? Balan ma wada sameysan karna oo ma i raaci kartaa?
Woorden schieten tekort om uit te drukken hoeveel ik van je houd! Sideen kuu jeclahay, waxaan ku sheego ma garanayo!
zeggen ku dheh
zelfmoord is dilid
zoen, kus mac / dhunkasho
zoenen, kussen ma la siiyo / la dhunkado
zoon wiilkeyga.
zus walaashey
zwager dumaashiga
zwanger uur ayay leedahay
zwangerschap uur