Nieuws
S/c walaalayaal waxan idin ogeysiinyaa in dadka degen nawaaxiga West friesland
N/H in Barnaamisyadii ay sameyn jireen ururka reer west friesland lagu kordhiyey maalinkast oo Axad ah ay qadan doonaan cashar diini ah oo bilaban doona 18:00 ilaa iyo 21:00
Marka qofkii danaynayo waa soo dhaweynaa,
waxa kaloo jira in maalinta Isniinta iyo Jimcaha in 9:00 subaxnimo ilaa 13:00 duhurnimo in qofkasta oo ay hayso dhib sida in laga caawiyo xafiisyada dowlada INuu la xiriira haghaynta ururka
C/qadir ciise 0624555879
Cabdi gargaar 0616191729