Meesha uu kari karo inuu gaaro

Written by Maxamad on . Posted in Kleine nieuws

Waxan halkaan rabnaa inaan kaga hadalno waqtigii uu jirey ururk Somaliyeed ee ka jira westfriesland waxii uqabsoomey  meesha uu tiigsanyo marka laga soo bilaabo waqtigii la aasasey ilaa iyo maanta oo bishu tahey 07-10-2015 marka waxan rabnaa inaad ka hadashaan waxii aad kala socotan waxa qabsoomey iyo waxa dhiman