Muhaadaro

Written by Maxamad on . Posted in Kleine nieuws

S/c dhamaan dadka degen hoorn iyo nawaaxigeed  waxa la idin ogeysiinayaa inuu jiro sabtida soo socoto oo bishu tahey 

 Kopie van SAM_5447.JPG wordt weergegeven

06-06-2015 in muhaadarii haweenka  ee bishii mar la qaban jirey marka walalayaal ka soo qeyb gal wanaagsan waxa laga yabaa iney nagala soo qayb galaan marti kale oo ka kala imaaneysa magaaloyin kala duwan.

waa bilaahi toofiiq

dhaqane