Nieuws

Written by Maxamad on . Posted in Kleine nieuws

Sidii caadada u ahaan jirtey reer westfriesland waxan 02-06-2015 ay qabteen kulankii bil lahaa ahaa ee haweenka somaliyeed ee degen

 Westfrieslan waxan kaloo ka soo qeyb galey haween ka kala socdo magaalooyinka ay ka midka yihiin Alkmaar Denhelder Heerhugowaard.avanhoorn Burmarend iyo madaxda ururada samvao iyo ifsan waxa kaloo kasoo qeybgaley culumo ay ka midyihiin c/salaan sheekh calisuufi iyo sheekh cabdala ,Barnaamishkaa oo looga hadlayaa wax tarka ay leedahey minimada

somaliya waxa aad uga hadley culumada iyo madaxda ururada  waxa kale oo la soo jeedey iney reer westfriesland aya caawiyaan walaalahooda kale ee degen magaalooyinka kale ee ka soo qeyb galey kulanka qaabkii ay usameysan lahaayeen ururo kale oo ay wada shaqeystaan ama wax wada qabsadaan  madaxda uradada waxay soo jeediyeen iney muhiim tahey in culimada iyo urarada ay wada shaqeyaan hadii la rabo in xal loo helo dhibaatooyinka somalida ku qabsada qurbaha waana laysku raaacey in la wada shaqeeyo urarada waxa kale oo soo jeediyeen in mustaqbal la sameeyo dalad ay ku mideysan yihiin urarad degen Noord-holland waxa kaloo looga duceeyey gabadh shan caruur ah looga qaatey Denhelder oo ka mid aheyd gabdhii ka soo qeygaley kulanka  waxaan arinkeeda ku mashquulsan ssgwestfriesland sidii ilmaheeda loogu soo celinlahaa hadii ilaah yiraahda,waxan ku soo gabagabeyney in kulanka kulanka xiga uu noqondoono Ramadaanka ka dib .

waad mahad santihiin

Dhaqane aden