sheeko gaban ()

Written by Maxamad on . Posted in Kleine nieuws

Taariikhda adanaha waxa ku badan qof shageysan waayey oo dani ku qabato in uu ku Noolaado

 

 

nolol ah maarmiwaa. waxa kaliya oo aad kaga badbaadi kartaa waa adiga oo maankaagu aqbalo shaqo, diyaarna u noqda fursadaha adduunka kugu keenayo, fursad ku soo martay waxad ka faaidaysan kartaa oo kali ah markii aad heeggan u tahay una Heelantahay.Heeganna ma noqonkarto adiga oo markaaga horeba aan shaqaojeclay wax Xirfad ahna aan lahayn.waa sii socota sheekada ee la soco